Skicka länk till app

Wadajir Party Membership


4.4 ( 3584 ratings )
Nyheter
Utvecklare: Wadajir Party
Gratis

Xisbiga Wadajir waxa lagu aasaasay magaalada Muqdishu taariikhdu markii ay aheyd Juun 2016, Xisbiga waxaa aasaasay rag iyo dumar Soomaaliyeed oo muddo 10 sano ka badan ku soo dhex jiray siyaasadda Soomaaliya kuwaas oo wadaaga hiigsi mideysan kaddib markii ay dood dheer ka yeesheen mustaqbalka dalka waxa ay goaansadeen in ay aragtiyahooda u bedelaan waxqabad siyaasadeed.